Qaamuuska Asalka

buqo

(-qday, -qatay)
Falmg3

Weel aburan cadaadiska gudihiisa ku jiro oo batay awgeed fur tuurid.