Qaamuuska Asalka
borotobalaasam
(baay.)MagacUrursi
Macnaha
Walax miromiro leh ee ka kooban muxtawiyaadka nool ee unugga. Taa waxa looga jeedaa walxaha ku jira unugga oo dhan marka laga reebo daloollada waaweyn iyo walxaha markaa soo gelay ama la qashin saarayo. Waxay ka koobantahay bu' dhex taalla saytobalaasam xab oo kale ah.
Erayo la-mid ah
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo si…borojekshan-koombeed(juqr.) Khariidad la soo saaro marka warqad koombo oo kale u…borojekshan-sargo'an(juqr.) Nooc khariidad brojekshan ah, taas oo u muuqata sida…borojekshan-toobineed(juqr.) Khariidad la sameeyo marka galoobka lagu wareejiyo w…boromiinCuriye hoor ah oo guduudan, firfircoonidiisuna heer dhexe ta…boronkiitoHalamacoodka dhuumaha neefta waxayna u kala baxdaa mid muddo…borookaariyootig(baay.) Noole walxaha hiddo-sidaha aanay ku xidhnayn bu'da u…boroolataariyadDabaqadda shaqaale ee waddan oo qaata mushahar la xiriira wa…

