Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

borojekshan-toobineed

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(juqr.) Khariidad la sameeyo marka galoobka lagu wareejiyo warqad toobin oo kale u samaysan. Figta toobinku way ka sarraysaa cidhifka dhulka. Khariidadda waxaa lagu xardhaa toobinka dushiisa, dabadeedna toobinka ayaa la kala fidiyaa.

Erayo la-mid ah

borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo si…borojekshan-koombeed(juqr.) Khariidad la soo saaro marka warqad koombo oo kale u…borojekshan-sargo'an(juqr.) Nooc khariidad brojekshan ah, taas oo u muuqata sida…boromiinCuriye hoor ah oo guduudan, firfircoonidiisuna heer dhexe ta…boronkiitoHalamacoodka dhuumaha neefta waxayna u kala baxdaa mid muddo…borookaariyootig(baay.) Noole walxaha hiddo-sidaha aanay ku xidhnayn bu'da u…boroolataariyadDabaqadda shaqaale ee waddan oo qaata mushahar la xiriira wa…borootiin(baay.) Dheef asaasi u ah caafimaadka, jirdhiska oo laga hel…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms