Qaamuuska Asalka
biyadhac
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld biyadhaceen. (-cyo, m.dh) Qar sare oo biyaha qulqulaya ay ka daataan. 2. (-cyo, m.dh) Meel godan oo biyo qabatin leh oo qar, buur iwm ku hoos taalla. 3. (-cyo, m.dh) Go'aan; duluc; murti. 4. ld biyadhicid.
Erayo la-mid ah
biyaanoQalabka muusikada jaadadkiisa waaweyn jaad ka mid ah oo codaā¦biyabbaxLab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.biyabbaxImaatinka minada labka iyo dheddiga marka ay isu galmoodaan.ā¦biyabbaxo1. Meesha ay biyaha webiga ka fatahay ku faafaan. 2. Marka aā¦biyabbeel1. B. ah: badar la karinayo oo isaga oo aan weli bislaan biyā¦biyabbeelDheri karsamaya biyo ka dhamaasho.biyabbeelidld biyabbeel¹.biyabbixidld biyabbax¹.

