Qaamuuska Asalka
biyaano
(muus.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qalabka muusikada jaadadkiisa waaweyn jaad ka mid ah oo codad aad u kala duwani ka soo baxan.
Erayo la-mid ah
biyabbaxLab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.biyabbaxImaatinka minada labka iyo dheddiga marka ay isu galmoodaan.…biyabbaxo1. Meesha ay biyaha webiga ka fatahay ku faafaan. 2. Marka a…biyabbeel1. B. ah: badar la karinayo oo isaga oo aan weli bislaan biy…biyabbeelDheri karsamaya biyo ka dhamaasho.biyabbeelidld biyabbeel¹.biyabbixidld biyabbax¹.biyabbiyeeCunto cabbid iwm biyo ka badan ku darid.

