Qaamuuska Asalka
biriiryow
(-yaabay, -yowday; -yaabi)Falmg1
Macnaha
Baraarugid.
Erayo la-mid ah
biriDab iwm holcin.biriir1. Gaashi weyn, cad oo ku taal neef lo' ah oo midab aan cadd…biriiriWeji biriir u yeelid.biriirinld biriiris.biriirixWax aqoon yar ka helid.biriiryaabidld biriiryow¹.birikinnaasQaylo iyo sawaxan ay carruurtu sameeyeen marka ay ciyaarayaa…birilaxooxeedWeel bir ah, fidsan, culus, dheg la qabsado leh oo laxooxda …

