Qaamuuska Asalka
biri
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Dab iwm holcin.
Erayo la-mid ah
biriir1. Gaashi weyn, cad oo ku taal neef lo' ah oo midab aan cadd…biriiriWeji biriir u yeelid.biriirinld biriiris.biriirixWax aqoon yar ka helid.biriiryaabidld biriiryow¹.biriiryowBaraarugid.birikinnaasQaylo iyo sawaxan ay carruurtu sameeyeen marka ay ciyaarayaa…birilaxooxeedWeel bir ah, fidsan, culus, dheg la qabsado leh oo laxooxda …

