Qaamuuska Asalka
biirsan
(-amay, -antay; -ami)Falmg1
Macnaha
Wax biiray noqosho.
Erayo la-mid ah
biirNooc khamriga ka mid ah oo aan alkolo badan lahayn.biir1. Wax intay ahaayeen ka badasho. 2. Ku b.: wax tiradooda koā¦biir1. Neef sun ah oo ur gaar ah leh oo ceelasha aan muddo laga ā¦biireNooc qalimada ka mid ah oo khad fadhida ku jirto.biiri1. Wax si tiradoodu u badato uruurin. 2. Wax inta uu yahay wā¦biiridld biiris².biirinld biiris¹.biiriqaateQof si xishood darro ah u qaata laaluush.

