Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

biiri

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax si tiradoodu u badato uruurin. 2. Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.

Erayo la-mid ah

biirNooc khamriga ka mid ah oo aan alkolo badan lahayn.biir1. Wax intay ahaayeen ka badasho. 2. Ku b.: wax tiradooda ko…biir1. Neef sun ah oo ur gaar ah leh oo ceelasha aan muddo laga …biireNooc qalimada ka mid ah oo khad fadhida ku jirto.biiridld biiris².biirinld biiris¹.biiriqaateQof si xishood darro ah u qaata laaluush.biirjeexQof aan dhibta ka waaban; qof firfircoon oo aan halista ka w…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms