Qaamuuska Asalka
biirqool
MagacLafdheeri
Macnaha
Hab gaar ah oo xarig loogu xiro qof ceel biir leh gelaya si haddii uu biiroodo dhaqsi loogu soo saaro.
Erayo la-mid ah
biirNooc khamriga ka mid ah oo aan alkolo badan lahayn.biir1. Wax intay ahaayeen ka badasho. 2. Ku b.: wax tiradooda koā¦biir1. Neef sun ah oo ur gaar ah leh oo ceelasha aan muddo laga ā¦biireNooc qalimada ka mid ah oo khad fadhida ku jirto.biiri1. Wax si tiradoodu u badato uruurin. 2. Wax inta uu yahay wā¦biiridld biiris².biirinld biiris¹.biiriqaateQof si xishood darro ah u qaata laaluush.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
