Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beeryaro

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Xubin uurkujirta ka mid ah, beerka u eg kase yar oo dhiigga wax ka samaysa. 2. Cudur beeryarada ku dhaca; sunbay; weled.

Erayo la-mid ah

beer1. Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu m…beerDhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.beer1. Dhul miro ku abuurid. 2. Ku b.: dareen gaar ah ku abuurid…beer-abuurBilowga xiliiyada guga iyo dayrta oo beeraha abuurka lagu ri…beer-aqoonAqoonta cilmiga beeraha.beer-aqoonQof cilmiga beeraha aqoon u leh.beer-aqoonnimoBeeraqoon ahaansho.beer-holacHalaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jire…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms