Qaamuuska Asalka
beer-holac
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Erayo la-mid ah
beer1. Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu mā¦beer1. Dhul miro ku abuurid. 2. Ku b.: dareen gaar ah ku abuuridā¦beerDhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.beer-abuurBilowga xiliiyada guga iyo dayrta oo beeraha abuurka lagu riā¦beer-aqoonAqoonta cilmiga beeraha.beer-aqoonQof cilmiga beeraha aqoon u leh.beer-aqoonnimoBeeraqoon ahaansho.beeraleyDad beeraha tacbada, kuna nool. ld beerrey (2).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
