Qaamuuska Asalka
beercaddaad
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Daal iyo dhibaato ay ilmuhu ka mutaan oohin badan. 2. ld beercaddaansho.
Erayo la-mid ah
beer1. Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu mā¦beerDhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.beer1. Dhul miro ku abuurid. 2. Ku b.: dareen gaar ah ku abuuridā¦beer-abuurBilowga xiliiyada guga iyo dayrta oo beeraha abuurka lagu riā¦beer-aqoonAqoonta cilmiga beeraha.beer-aqoonQof cilmiga beeraha aqoon u leh.beer-aqoonnimoBeeraqoon ahaansho.beer-holacHalaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireā¦

