Qaamuuska Asalka
beeran
(-rmay, -rantay; -rmi)Falmg1
Macnaha
1. Miro geedo iwm wax baxay noqosho. 2. Ku b.: qof, dareen gaar ah ku abuurmid.
Erayo la-mid ah
beer1. Xubin uurkujirta ah lafdhabarleyda ka mid ah midabkeedu mā¦beerDhul la falay oo dhir, miro, badar iwm lagu abuuri karo.beer1. Dhul miro ku abuurid. 2. Ku b.: dareen gaar ah ku abuuridā¦beer-abuurBilowga xiliiyada guga iyo dayrta oo beeraha abuurka lagu riā¦beer-aqoonQof cilmiga beeraha aqoon u leh.beer-aqoonAqoonta cilmiga beeraha.beer-aqoonnimoBeeraqoon ahaansho.beer-holacHalaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireā¦

