Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beelayso

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Qolo kale xoog ku qabsasho oo beel ka dhigasho; gumaysasho. 2. (f.mg) Dad kala firirsanaa si ay isu kaashadaan meel wada degsasho.

Erayo la-mid ah

beelCid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.beelKoox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo…beelHanti ama wax kale oo hore loo lahaa tirmid; waayid.beelaysanWax la beeleeyey ahaansho.beelaysashold beelaysi.beelaysnaanld beelaysnaansho.beelaysnaansho/dh ld beelaysnaan.beeldaajeNin beel madax u ah; ugaas; garaad; malaaq.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms