Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beel

(-lo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.

Erayo la-mid ah

beelaysanWax la beeleeyey ahaansho.beelaysashold beelaysi.beelaysnaanld beelaysnaansho.beelaysnaansho/dh ld beelaysnaan.beelayso/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Qolo kale xoog ku qabsasho oo …beeldaajeNin beel madax u ah; ugaas; garaad; malaaq.beelow1. Cid beel noqosho. 2. Ku b.: cid, cid kale oo ka dhaqan du…beelyoHaadda waaweyn nooc ka mid ah, dafadana la bah ah, midab mad…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms