Qaamuuska Asalka
bayri
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax toos u socday, dhinac u weecin.
Erayo la-mid ah
bayr1. Nuxurka hadal, dood iwm ku saleysanyahay. 2. ld bayrid.bayrIin maanka iyo muruqyada nafleyda ku dhaca oo keenta in laga…bayrWax toos u socda dhan u weecasho.bayrabayreQaruhu marka uusan biseyl gaarin dubayana ka tago; lafaweyne…bayracUgaar deerada la bah ah oo dhega balballaaran iyo midab ciir…bayraqCalan; bandiirad.bayrbayrSocod aan toosnay samayn.bayrbayriyidld bayrbayr¹.

