Qaamuuska Asalka
bayrabayre
MagacLafdheeri
Macnaha
Qaruhu marka uusan biseyl gaarin dubayana ka tago; lafaweyne. ld baybayle.
Erayo la-mid ah
bayr1. Nuxurka hadal, dood iwm ku saleysanyahay. 2. ld bayrid.bayrIin maanka iyo muruqyada nafleyda ku dhaca oo keenta in laga…bayrWax toos u socda dhan u weecasho.bayracUgaar deerada la bah ah oo dhega balballaaran iyo midab ciir…bayraqCalan; bandiirad.bayrbayrSocod aan toosnay samayn.bayrbayriyidld bayrbayr¹.bayriWax toos u socday, dhinac u weecin.

