Qaamuuska Asalka
baydadi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Nafley baydad ku ridid. ld beygagi.
Erayo la-mid ah
bayd1. Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadk…baydaanGeed weyn oo aan qodax lahayn oo caleemo balballaaran iyo mi…baydacarBey midab dacar ah ku dhafanyahay.baydad1. ld beygag 1. Cabsi kedis ah oo wax cabsi lahayn ka didda.…baydadCabsi badan awgeed cararid. ld beygag².baydadidld beydad¹, beygag¹,beygagid.baydadinld beygagin.baydariNin nishaabta aad u yaqaan; hargaanti.

