Qaamuuska Asalka
baydaan
MagacLafdheeri
Macnaha
Geed weyn oo aan qodax lahayn oo caleemo balballaaran iyo miro kuuskuusan oo la cuno leh.
Erayo la-mid ah
bayd1. Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadk…baydacarBey midab dacar ah ku dhafanyahay.baydad1. ld beygag 1. Cabsi kedis ah oo wax cabsi lahayn ka didda.…baydadCabsi badan awgeed cararid. ld beygag².baydadiNafley baydad ku ridid. ld beygagi.baydadidld beydad¹, beygag¹,beygagid.baydadinld beygagin.baydariNin nishaabta aad u yaqaan; hargaanti.

