Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

barwaaqo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Nolol aan cudur, gaajo iwm lahayn. 2. (w) Waqti roobeed oo uu dhulku doogganyahay.

Erayo la-mid ah

barwaaqasooranIsbahaysi dhaqan dhaqaale oo ka dhexeeya Ingiriiska iyo dawl…barwaaqaysanWax barwaaqo ku jira ahaansho (meel ama wax).barwaaqaysnaanld barwaaqaysnaansho.barwaaqaysnaansho/dh ld barwaaqaysnaan.barwaaqayso1. Meel barwaaqo ka dhigasho. 2. Barwaaqo helid.barwaaqeeWax barwaaqo ka dhigid.barwaaqowBarwaaqo noqosho (dhul).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms