Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

barwaaqayso

(-stay, -satay)
Falmg3

Macnaha

1. Meel barwaaqo ka dhigasho. 2. Barwaaqo helid.

Erayo la-mid ah

barwaaqasooranIsbahaysi dhaqan dhaqaale oo ka dhexeeya Ingiriiska iyo dawl…barwaaqaysanWax barwaaqo ku jira ahaansho (meel ama wax).barwaaqaysnaanld barwaaqaysnaansho.barwaaqaysnaansho/dh ld barwaaqaysnaan.barwaaqeeWax barwaaqo ka dhigid.barwaaqo1. Nolol aan cudur, gaajo iwm lahayn. 2. (w) Waqti roobeed o…barwaaqowBarwaaqo noqosho (dhul).
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms