Qaamuuska Asalka
barashada-badweynada
(juqr.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dersidda badweynada oo ay ka mid tahay dabeecadda biyaha oo la barto dhaqaaqooda, heerkulkooda, guntooda, meesha ay ku jiifto, dhirta iyo xayawaanka, iwm.
Erayo la-mid ah
baraacuudBaro badan oo isugu jira midabbo kala duwan.baraakinNooc ka mid ah ruuxaanta dadka ku dhacdo.baraakoGuri ka sameysan alwaax dushana jiingad kaga dedan tahay. ld…baraaleB. leh: wax baro leh.baraaleyB. leh: wax baro leh (dheddig).baraamitir(fiis.) Madoorsoome ama doorsoome kala saaraya xaalado gaar …baraaqFadhi caajisnimo ku jirto oo in muddo ah si macnala'aan ah m…baraar1. Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooy…

