Qaamuuska Asalka
baraar
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Naylo waaweyn oo aan dhibaato mudanayn haddii naaska hooyada ay waayaan. 2. Meesha markabka loogu xiro borosinka.
Erayo la-mid ah
baraacuudBaro badan oo isugu jira midabbo kala duwan.baraakinNooc ka mid ah ruuxaanta dadka ku dhacdo.baraakoGuri ka sameysan alwaax dushana jiingad kaga dedan tahay. ld…baraaleB. leh: wax baro leh.baraaleyB. leh: wax baro leh (dheddig).baraamitir(fiis.) Madoorsoome ama doorsoome kala saaraya xaalado gaar …baraaqFadhi caajisnimo ku jirto oo in muddo ah si macnala'aan ah m…baraaraysanWax baraare ku jira ahaansho.

