Qaamuuska Asalka
bannaanow
(-naaday, -naatay)Falmg3
Macnaha
1. Meel aan geedo iyo dhis midna lahayn; dhul siman oo aan geedo iyo buuro iyo boholo midna lahayn; ban. 2. Wax xalaal ah noqosho.
Erayo la-mid ah
bannaan1. Meel siman oo aan geedo lahayn ahaansho; meel aan wax ool…bannaan1. Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban. 2. Meel xa…bannaan-fatahDhul siman oo webi saaran oo ka samaysmay tuullimaadyada xaa…bannaanaanld bannaanaansho.bannaanaansho/dh eeg bannaanow. ld bannaan.bannaynld bannaanayn.bannee1. Wax meel sida waddo, irrid iwm ku gudban ka wareejin. 2. …

