Qaamuuska Asalka
bannaan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhul siman oo aan geedo iyo buuro lahayn; ban. 2. Meel xadeysan dhulka dibadda ka ah.
Erayo la-mid ah
bannaan-fatahDhul siman oo webi saaran oo ka samaysmay tuullimaadyada xaa…bannaanaanld bannaanaansho.bannaanaansho/dh eeg bannaanow. ld bannaan.bannaanow1. Meel aan geedo iyo dhis midna lahayn; dhul siman oo aan g…bannaynld bannaanayn.bannee1. Wax meel sida waddo, irrid iwm ku gudban ka wareejin. 2. …

