Qaamuuska Asalka
bandhigan
(-gnaa, -gnayd)Falmg4
Macnaha
Wax la bandhigay ahaansho (alaab).
Erayo la-mid ah
bandhig1. Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereedā¦bandhigAlaab ganacsi ama faneed iwm meel fagaar ah dadweynaha ugu dā¦bandhigidld bandhig¹ (2).bandhignaanld bandhignaansho.bandhignaansho/dh ld bandhignaan.bandiiradCad maro ah oo midabyo iyo qiyaas loo yaqaan leh oo astaan uā¦bandowAmar dowladeed oo ku xukumayo dad magaalo deggan inaanay isuā¦banduulMeel doonyaha dhexdooda ku taal oo loo sameeyo inay biyuhu kā¦

