Qaamuuska Asalka
bandhig
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado. 2. ld bandhigid.
Erayo la-mid ah
bandhiganWax la bandhigay ahaansho (alaab).bandhigidld bandhig¹ (2).bandhignaanld bandhignaansho.bandhignaansho/dh ld bandhignaan.bandiiradCad maro ah oo midabyo iyo qiyaas loo yaqaan leh oo astaan u…bandowAmar dowladeed oo ku xukumayo dad magaalo deggan inaanay isu…banduulMeel doonyaha dhexdooda ku taal oo loo sameeyo inay biyuhu k…

