Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

badiil

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qalab loo adeegsado carro qaadidda oo ka kooban bir yar ballaaran, godan iyo daab la qabsado. ld badeel.

Erayo la-mid ah

badi1. Wax tirsama intooda badan. 2. (fk) Alaaba, sida qaliibka …badi/mg1/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) 1. (f.g)Wax in go'an ahaa,…badidld bidid.badidhaceWalaxda ama qiimaha leh rakaadka ugu sarreeya ee daato.badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2.…badiyidld badin, badis.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms