Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

badi

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Wax tirsama intooda badan. 2. (fk) Alaaba, sida qaliibka ah, inta badan, badanaa, guud ahaan.

Erayo la-mid ah

badidld bidid.badidhaceWalaxda ama qiimaha leh rakaadka ugu sarreeya ee daato.badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2.…badiilQalab loo adeegsado carro qaadidda oo ka kooban bir yar ball…badiyidld badin, badis.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms