Qaamuuska Asalka
baabbul
(-lo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dhogor cufan, dheer oo ka baxda qaarka hore ee libaaxa; shaash. 2. Timo jilicsan, dheer oo uu raggu la haro.
Erayo la-mid ah
baab1. Qayb ka mid ah qaybo buug. 2. Mowduuc ku saabsan arrin ga…baabaha-masiixigaWaa ninka ugu sarreeya baaderiyaasha diinta masiixiga; boobk…baabasiirJirro ku dhacda malawadka qeybtiisa danbe oo leh finan dhali…baabba'1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar…baabba'1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raad, calaamad iwm. oo meel k…baabba'sanBaabba' ku dhacay ahaansho.baabba'sanaan'san. ld baabba'sanaansho.baabba'sanaansho/dh ld baabba'sanaan.

