Qaamuuska Asalka
baab
(-bab, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qayb ka mid ah qaybo buug. 2. Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah. 3. Isku b.: wax isku nooc ah. Tus. “Dad aan isku baab ahayn ayaad casuntay”.
Erayo la-mid ah
baabaha-masiixigaWaa ninka ugu sarreeya baaderiyaasha diinta masiixiga; boobk…baabasiirJirro ku dhacda malawadka qeybtiisa danbe oo leh finan dhali…baabba'1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar…baabba'1. Wax ciribtiran ahaansho. 2. Raad, calaamad iwm. oo meel k…baabba'sanBaabba' ku dhacay ahaansho.baabba'sanaan'san. ld baabba'sanaansho.baabba'sanaansho/dh ld baabba'sanaan.baabbaca-caleen(baay.) Qaybta ballaaran ee caleenta. Waxay yeelan kartaa qa…

