Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baabba'

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhibaato weyn oo wax ciribtirta. 2. B. ah: wax aan waxtar lahayn oo karti yar. 3. ld baabbi'id.

Erayo la-mid ah

baab1. Qayb ka mid ah qaybo buug. 2. Mowduuc ku saabsan arrin ga…baabaha-masiixigaWaa ninka ugu sarreeya baaderiyaasha diinta masiixiga; boobk…baabasiirJirro ku dhacda malawadka qeybtiisa danbe oo leh finan dhali…baabba'sanBaabba' ku dhacay ahaansho.baabba'sanaan'san. ld baabba'sanaansho.baabba'sanaansho/dh ld baabba'sanaan.baabbaca-caleen(baay.) Qaybta ballaaran ee caleenta. Waxay yeelan kartaa qa…baabbacaynld baabbacays, baabbaco (2).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms