Qaamuuska Asalka
ayaanso
Macnaha
f.mg³ (-saday, -satay) Qof, ayaan yeelasho.
Erayo la-mid ah
ayaamo1. Duulal la rumaysanyahay in ay dadka ku ridaan cudur lagu …ayaanDharaar iyo habeenkeed; maalin.ayaandaranf.mg⁴ (-rnaa, -rnayd) Qof aan nasiib wanaagsan lahayn ahaans…ayaandarnaanld ayaandarnaansho, ayaandarri, ayaandarro.ayaandarnaansho/dh ld ayaandarnaan.ayaanla'aanXaaladda uu ku suganyahay qof aan naasiib wanaagsan lahayn. …ayaanlaaweNin aan nasiib wacan lahayn.ayaanleNin nasiib wacan leh.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
