Qaamuuska Asalka
ayaamo
MagacDhexdhexaadw
Macnaha
1. Duulal la rumaysanyahay in ay dadka ku ridaan cudur lagu daaweeyo ciyaaro, xoolo la qalo iyo udug. 2. eeg ayaan². ayaan¹ m.l Awood qarsoon oo qofka la socota dhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna u noqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo; nasiib; hoodo.
Erayo la-mid ah
ayaanDharaar iyo habeenkeed; maalin.ayaandaranf.mg⁴ (-rnaa, -rnayd) Qof aan nasiib wanaagsan lahayn ahaans…ayaandarnaanld ayaandarnaansho, ayaandarri, ayaandarro.ayaandarnaansho/dh ld ayaandarnaan.ayaanla'aanXaaladda uu ku suganyahay qof aan naasiib wanaagsan lahayn. …ayaanlaaweNin aan nasiib wacan lahayn.ayaanleNin nasiib wacan leh.ayaanli'i'aan

