Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

asturan

(-rmay, -rantay; -rmi)
Falmg1

Macnaha

Wax la asturay noqosho.

Erayo la-mid ah

astur1. Qarinta ceeb ama iin cidi leedahay. 2. ld asturid.astur1. Cid ceebteeda qarin. 2. Wax dayacan xafidid. 3. Wax xabaa…asturidld astur¹ (2).asturnaanld asturnaansho.asturnaansho/dh ld asturnaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms