Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

astur

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qarinta ceeb ama iin cidi leedahay. 2. ld asturid.

Erayo la-mid ah

asturanWax la asturay noqosho.asturan² f.mg⁓ (-rnaa, -rnayd) Wax la asturay ahaansho.asturidld astur¹ (2).asturnaanld asturnaansho.asturnaansho/dh ld asturnaan.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms