Qaamuuska Asalka
asaasi
MagacLafdheerikh
Macnaha
A. ah: wax cusub oo bilow ah; wax saldhig ah. ld aasaasi.
Erayo la-mid ah
asaabboonWax aan dembi ama xumaan samayn ahaansho (qof).asaabboonaanld asaabboonaansho.asaabboonaansho/dh ld asaabboonaan.asaagDadka inta isku da'da ah ama isku darajada ah; fac.asaagsashold asaagsad, asaagsi.asaagsoQof, qof kale oo ka heer sarreeya wax la darajo ah iska dhig…asaasWax cusub oo la sameynayo bilaabid. ld aasaas².asaas1. Bilowga wax la samaynayo ama la dhisayo; sal. 2. Marka dh…

