Qaamuuska Asalka
asaas
(-syo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Bilowga wax la samaynayo ama la dhisayo; sal. 2. Marka dhagaxa, ama bulkeetiga, iyo wixi la mid ah dhulka lagu aaso si ay u xajiyaan ama u taageeraan dhismaha derbiga. 3. Wax walxaha taageera ama xejiya ama mid ay ku aasaasmeen.
Erayo la-mid ah
asaabboonWax aan dembi ama xumaan samayn ahaansho (qof).asaabboonaanld asaabboonaansho.asaabboonaansho/dh ld asaabboonaan.asaagDadka inta isku da'da ah ama isku darajada ah; fac.asaagsashold asaagsad, asaagsi.asaagsoQof, qof kale oo ka heer sarreeya wax la darajo ah iska dhig…asaasanWax la asaasay ahaansho. ld aasaasan².asaasanWax asaasan noqosho. Tus. “Dhismihii dugsiga cusub weli ma a…

