Qaamuuska Asalka
argaggixisannimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Isticmaalid rabash, dil, afduub iyo dhac si loo gaaro ujeeddo siyaasadeed ama si loogu qasbo dawlad in xukunkeedu wax ka beddesho.
Erayo la-mid ah
argaggax1. Naxdin iyo cabsi weyn o qofka degganaanta ka lumisa. 2. l…argaggaxNaxdin iyo cabsi weyn oo qofka degganaanta ka lumiya la kulm…argaggaxsanWax argaggaxay ahaansho (qof).argaggaxsanaanld argaggaxsanaansho.argaggaxsanaansho/dh ld argaggaxsanaan.argaggixiQof argaggax ku ridid.argaggixidld argaggax¹ (2).argaggixinld argaggixis.

