Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

argaggax

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Naxdin iyo cabsi weyn o qofka degganaanta ka lumisa. 2. ld argaggixid.

Erayo la-mid ah

argaggaxsanWax argaggaxay ahaansho (qof).argaggaxsanaanld argaggaxsanaansho.argaggaxsanaansho/dh ld argaggaxsanaan.argaggixiQof argaggax ku ridid.argaggixidld argaggax¹ (2).argaggixinld argaggixis.argaggixisannimoIsticmaalid rabash, dil, afduub iyo dhac si loo gaaro ujeedd…argaggixiso1. Dad hubaysan oo argaggax dadka ku rida ama dila. 2. Naxdi…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms