Qaamuuska Asalka
arbucuunan
(-anaa, -anayd)Falmg4
Macnaha
Wax arbucuun loo akhriyey ahaansho (xoolo lumay).
Erayo la-mid ah
arbucuunQuraan ama duco loo akhriyo xoolo lumay si Eebbe bahal iyo t…arbucuunXoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo quraan am…arbucuunaanld arbucuunaansho.arbucuunaansho/dh ld arbucuunaan.arbucuunidld arbucuunisarbush1. Xaalad xasillooni la'aaneed ee cidi ku sugantahay; qas; l…arbushCid xasillooni la'aan badid.arbushanWax la arbushay noqosho.

