Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

arbucuun

MagacLafdheeri

Macnaha

Quraan ama duco loo akhriyo xoolo lumay si Eebbe bahal iyo tuug uga badbaadiyo.

Erayo la-mid ah

arbucuunaanld arbucuunaansho.arbucuunaansho/dh ld arbucuunaan.arbucuunanWax arbucuun loo akhriyey ahaansho (xoolo lumay).arbucuunidld arbucuunisarbush1. Xaalad xasillooni la'aaneed ee cidi ku sugantahay; qas; l…arbushCid xasillooni la'aan badid.arbushanWax la arbushay noqosho.arbushanWax la arbushay ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms