Qaamuuska Asalka
aqoonso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
1. Wax citiraafid. 2. Wax hore loo kasayey muddo dambe dib u garasho.
Erayo la-mid ah
aqooWax hore loo kasayey muddo dambe dib u garasho. Tus. “Hashi …aqoodld aqoonsho.aqool1. Waqtiga hawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryaha loo noqdo.…aqool/mg1 (-oolay, -ooshay) 1.(f.g) Dad badan cunto u qaybin. 2.(…aqool1. (-lo, m.dh) Gooraha wax la cuno middood. 2. ld aqoolid.aqoolanWax la aqoolay ahaansho.aqoolidld aqool² (2).aqoolnaanld aqoolnaansho.

