Qaamuuska Asalka
aqoo
(yaqaan, taqaan; yiqiin, tiqiin/aqooday, aqootay)Falg3
Macnaha
Wax hore loo kasayey muddo dambe dib u garasho. Tus. “Hashi iga luntay ayaan geel ka aqooday”.
Erayo la-mid ah
aqoodld aqoonsho.aqool1. (-lo, m.dh) Gooraha wax la cuno middood. 2. ld aqoolid.aqool1. Waqtiga hawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryaha loo noqdo.…aqool/mg1 (-oolay, -ooshay) 1.(f.g) Dad badan cunto u qaybin. 2.(…aqoolanWax la aqoolay ahaansho.aqoolidld aqool² (2).aqoolnaanld aqoolnaansho.aqoolnaansho/dh ld aqoolnaan.

