Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ammaagan

(-gmay, -gantay)
Falmg1

Macnaha

Wax la ammaagay noqosho (god, dab iwm). ld amaagan¹.

Erayo la-mid ah

ammaxi. ld ama.ammaafk. Mindhaa.ammaagCiid ku aasid (god, dab iwm). ld amaag.ammaagidld amaagid.ammaagnaanld amaagnaan, amaagnaansho, ammaagnaansho.ammaagnaansho/dh ld ammaagnaan.ammaanWax wanaagsan oo cid laga sheego. 2. Xoolo hadiyad ahaan loo…ammaan1. Nabadgelyo. 2. Qodob yar oo ku yaal buntukha, bistooladda…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms