Qaamuuska Asalka
ammaa
Macnaha
fk. Mindhaa.
Erayo la-mid ah
ammaxi. ld ama.ammaagCiid ku aasid (god, dab iwm). ld amaag.ammaaganWax la ammaagay noqosho (god, dab iwm). ld amaagan¹.ammaaganWax la ammaagay ahaansho. ld amaagan².ammaagidld amaagid.ammaagnaanld amaagnaan, amaagnaansho, ammaagnaansho.ammaagnaansho/dh ld ammaagnaan.ammaan1. Nabadgelyo. 2. Qodob yar oo ku yaal buntukha, bistooladda…

