Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

akhriye

(-yayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin raadiyaha, telefiishinka iwm war ka sii daaya.

Erayo la-mid ah

akhri/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Erayo ama weedho qoran daalaca…akhrisoHaweenay raadiyaha, telefiishinka iwm warka ka sheegta.akhrisoWax qoran daalacasho.akhriyidld akhrin, akhris.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms