Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

akhri

Falg1

Macnaha

/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Erayo ama weedho qoran daalacasho ama kor ugu dhawaaqid.

Erayo la-mid ah

akhrisoHaweenay raadiyaha, telefiishinka iwm warka ka sheegta.akhrisoWax qoran daalacasho.akhriyeNin raadiyaha, telefiishinka iwm war ka sii daaya.akhriyidld akhrin, akhris.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms