Qaamuuska Asalka
abeesojufaaley
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Eeg: abeesajilfaaley
Sidoo kale eeg:abeesajilfaaley
Erayo la-mid ah
abeer1. A. ah: qaalin geel ama lo'aad oo waqtiigii ay rimi lahayd…abeesabbadeedNooc mallay badeedka la mid ah oo abeesada u eg.abeesajilfaaleyAbeeso aad u weyn oo bakeylaha, sagaarada iyo ugaarta yaryar…abeesalugaleyBerribiyood afar addin, dabo dheer iyo harag leh oo yaxaaska…abeesaxambaarA. ah: ilmo ku jira marxaladdii gurguurashada.abeesoNooc halaqa ka mid ah, halis ah, gaabiya oo leh madax weyn, …abeesowCudur maqaarka dadka ku dhaca oo u yeela barbaro kuwa abeesa…

